(Wareegto) Muuse Biixi oo Magacaabay guddi baaris oo ka kooban Shan xubnood

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/G/083-859/052022 uu ku magacaabay Guddi-baadhiseed oo madax-bannaan oo ka soo war-bixisa Komishanka Doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland. Guddidu waxay baaritaan ku soo samayn doonaan arrimaha ay ka mid yihiin: Nidaamka Maamulka iyo Maaliyadda eeĀ  Xubnaha Komsihanka, Nidaamka Iibka iyo Qandaraasyada Adeegyada iyo … Continue reading (Wareegto) Muuse Biixi oo Magacaabay guddi baaris oo ka kooban Shan xubnood